Raisul Wasaare Khayre oo labo arrimood ku amaanay shacabka Koonfur Galbeed (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay musaanabad sagootin ah oo wafdiga uu hoggaaminayo loogu sameeyay magaalada Baydhabo, ayaa bulshada Koonfur Galbeed ku ammaanay isku-duubnida, dowlad jaceylka, ka shaqeynta danta guud, iyo soo celinta sharafka iyo karaamada ummadda Soomaaliyeed. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sheegay maalmihii uu joogay magaalooyinka … Continue reading Raisul Wasaare Khayre oo labo arrimood ku amaanay shacabka Koonfur Galbeed (Sawirro)